Rome(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa magaalada Rome kula kulmay dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Guido Crosetto.…
Qaahira(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane: Asad Abdirasaq Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qayb galay shir…
Washington(SONNA):-Iyada oo uu gabo-gabo ku dhaw yahay Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Yusuf Mohamed, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kulan doceed kula yeeshay Prof. Dr. Vedat…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudaneysa waajibaadkeeda Qaran, kana duuleysa qorshe howleedka arrimaha xajka ay u dejisey Dowladda Sacuudi Carabiya,…
Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgaley munaasabad aas qaran loogu sameynayay Ra’iisul Wasaarihii Hore ee…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo la kulmay Xildhibaannada Soomaaliya ku matali doona Baarlamaanka Urur goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika…
Muqdisho(SONNA):’ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka…
Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa sheegay in Soomaaliya ay wajahdo dhibaatooyin isbiirsaday sida colaado, abaaro, fatahaado iyo cudurro faafa…
Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta qabtay koonteenar ay ku jiraan waxyaabaha maanka dooriya oo loosoo ekeysiiyay dawo. Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdi Fitaax Aadan Xasan oo…

