Muqdisho(SONNA):-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ayaa Isniintii si wadajir ah u diiday aqoonsiga Israa’i1l ee maamulka Somaliland, kaddib markii 14 ka mid ah 15-ka…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Masar ayaa si xooggan u caddeysay inaysan aqbali doonin faragelinta Israa’iil ee madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan ay u aragtay mid…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay in Yahuuddu si rasmi ah u jebiyeen qawaaniinta caalamiga ah, taas oo ka hor imaaneysa mabaadi’da iyo heshiisyada ay dunidu…
Muqdisho(SONNA):-Jaamacadda Carabta ayaa si xooggan u caddeysay taageerada ay u hayso midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan lagu tilmaamay mid lagama maarmaan u…
Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa luqad aad u kulul ku cambaareysay xad-gudubkii Israa’iil ku sameysay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid ka…
Muqdisho(SONNA):-Midowga Afrika ayaa si adag u cambaareeyey tallaabadii Yahuudda ee ku faragalisay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas lagu tilmaamay mid si toos ah u dhaawacaysa…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Sierra Leone ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid si cad u jebinaysa…
Muqdisho(SONNA):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Baalle, ayaa si cad uga digay Israa’iil in ay ku xadgudubto madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.…
Kuwait(SONNA):- Dowladda Kuwait ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay mid si toos ah u…
Muqdisho(SONNA):-waxa guud ahaan ba degmooyinka gobolka Banaadir ka socda mudaharaado waaweyn oo shacabka soomaaliyeed kaga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada dhuledd ee Jamhuuriyadda…

