Jabuuti (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Dalka aan walaalaha nahay ee…
Muqdisho (SONNA): Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa kulamo iyo booqasho saddex maalmood socotay ku martigelisay magaalada Muqdisho wafdi heer sare ah oo ka socda…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay xarunta…
Nairobi (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Nairobi ku soo xiray shir looga hadlaayay dib-u-eegista waxqabadka…
Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka ayaa Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashi horumarineed oo ka badan € 75 milyan oo Euro. Heshiiska waxaa…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktas. Kulanka ayaa diiradda lagu…
Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Golaha Shacabka ayaa xafiiskiisa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula…
Muqdisho (SONNA): Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furtay qeybta…
Berlin-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta safaaradda Soomaaliya ee Jarmalka, halkaas oo…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay kulan looga hadlayay dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme (JOSP) oo in muddo ah…

