Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada Jeddah kulan ay kaga hadleen horumarrada iyo xaaladda ka taagan…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali oo ka hadlay shirka Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka socda magaalada Jidda ee Dalka Sacuudiga ayaa sheegay…
Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Jidda ee Dalka Sacuudi Carabiya waxaa ka socda shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Islaamka. Shirka ayaa…
Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Axmed Xuseen Cilmi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta tababarka Farsamada ee Hano Academy, halkaas oo…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, oo uu weheljbayay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Cali Ifiye, ayaa kulan…
Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika Amb Maxamed Sheekh Isaaq ayaa maanta kaga qeyb galay Magaalada Rustenburg ee gobalka Northwest xuska…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Guutada 6-aad ee Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, G/le Dhexe Liibaan Yuusuf Gare, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Guutada…
Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda Dawladda walaalaha nahay ee dalka Qatar taas oo ku taala…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Baarkinkan cusub ayey…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid go’aankii xadgudubka ahaa ee Israa’iil ay ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo taageertay madax-bannaanida iyo wadajira dhuleed ee Jamhuuriyadda…

