Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaq kasoo saartay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay gobolka Awdal, gaar ahaan Magaalada Boorama. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay…
Shabeellaha hoose(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray…
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shirweynaha 6-aad ee hoggaanka iyo hal abuurka Soomaaliya, isagoo soo…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hay’adaha gargaarka iyo ururrada samafalka ee ka hawlgala gudaha dalka…
Muqdisho(SONNA):- Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Senatoro…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen Golaha…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka Badda JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta magaalada Ankara kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Türkiga,…
Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha 6-aad ee hoggaanka iyo hal abuurka Soomaaliya ayaa soo bandhigay qorsheyaasha ay…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta magaalada muqdisho kulan kula qaatay Safiirka cusub ee…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Dalladda Culimada Soomaaliyeed oo ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Dalladda…

