Muqdisho (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS mudane Dr. Cali Xaaji Aadam Abubakar oo ka duulaya qorshaha Qaran ee hirgelinta doorasho qof iyo…
Arbaco (SONNA): Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigelisay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen hoggaanka shirkadaha Soomaaliyeed iyo…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda uga mahad celisay Saxiixa dhameystirka dhismaha Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka. Wasiira…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Guddiga Caalamiga ah ee Samatabbixinta…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr.…
Muqdisho(SONNA):- Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey deegaanka Towfiiq ee hoos taga degmada Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kulan soo-dhoweyn, xog-wareysi, iyo dardaaran ah la qaatay 148 muwaadin oo…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa marti gelinaysa munaasabaddan qiimaha badan ee Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka iyadoo ay Soomaaliya sanadkan kusoo…
Nairobi (SONNA): Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay soo saareen Guddiga Sare ee Fulinta Hey’adda Lacagta Adduunka,…
Baydhabo (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee ka tirsan qaybta 60-aad, oo uu hoggaaminayo Gaashaanle Cali Maxamed Aadan (Cali Cadaw) ayaa…

