Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlay dardargelinta hindisaha qaran…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqday qaar…
Baydhabo,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan…
Muqdisho,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan Mudane Axmed Jaamac Cumar, ayaa u gudbiyay waraaqaha aqoonsigiisa (Letters of Credence) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada, iyo guud ahaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, geerida…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu furay waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo. Taliyaha oo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallim Fiqi, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay diyaar u…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka, kulankaasi oo ku saabsanaa…
Muqdisho,(SONNA):- Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada diblomaasiyadeed, taas oo ah tallaabo muhiim ah…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga Janaraal Metin…

