Tripoli,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb galay munaasabadda dib u…
Muqdisho(SONNA):-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa si rasmi ah ula kulmay Raktarka…
Muqdisho(SONNA);-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna safiirka aan deggenayn ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Belarus,Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr, ayaa si rasmi ah…
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa abaaro 23:40 PM ku guuleystay in…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Liibiya, Mudane Daahir…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee…
Trioli (SONNA): Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Cabdisalaam Cali ayaa kormeer ku tegay dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Tripoli. Kormeerka ayaa qayb…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada Carruurta SOS ee…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii Soomaaliyeed ee ugu…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa daah-furay shirka la qabsiga isbeddelka cimilada iyo xoojinta adkeysiga bulshada, oo ka…

