Muqdisho(SONNA):-Munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dowladda Kuwait awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Amiirka Dowladda Kuwait, Sheikh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, iyo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo madaxa…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkan…
Canberra (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo u gudbiyay…
Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar howlgal oo qorsheysan oo toddobaadkan ay ka fuliyeen deegaanno ka kala tirsan…
AnkaraSONNA):-Shir heer sare ah oo lagu xoojinayo saaxiibtinnimada iyo iskaashiga u dhexeeya dalalka Afrika iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa ka socda magaalada Ankara ee dalka Turkiga.…
Astana (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan danjire Fatxudiin Cali Maxamed ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada Astana mas’uuliyiin sare…
Muqdisho, Febaraayo 24, 2026; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin…
Tan iyo markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqday gogosha wadatashiga qaran bishii Maarso 2025, waxa ay dowladu waday wadatashiyo joogto ah oo ay la laheyd…

