Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo kuwa UPDF, ayaa ka saaray maleeshiyad argagixiso ah oo ku dhuumaaleysanaysay deegaanada Mubaarak…
Muqdisho (SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya, Marwo Sandra Lattouf,…
Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Gurmadka Abaaraha ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka ee loogu talagalay dadka ay abaartu saameysay. Guddiga ayaa kulan la…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas…
Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS), ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagtay in dhammaan duulimaadyadii qorshaysnaa maalinka barito ah oo taariikhdu ku beegantahy 2 March 2026…
Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay weheliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar shaqo oo la…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa faray dhammaan cutubyada kala duwan ee Ciidanka XDS in ay si buuxda uga qayb…
Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku tagay dhismaha cusub ee…
Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka…

