Addis ababa(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee caasimadda…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika…
Addis Ababa(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda…
Addis Ababa(SONNA):-Soomaaliya iyo Sierra Leone oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadeed kulan ay yeesehn Intii uu Socday Shirweynaha Midowga Afrika. Intii uu socday Kalfadhigii 48-aad ee Golaha…
Kuwait(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Mudane Daahir Shire Maxamed, oo booqasho ku jooga dalka Kuwait, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Kuwait dhiggiisa…
Addis Ababa(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Mudane Guang Cong,…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Amniga Gudaha waxay shacabka Soomaaliyeed iyo warbaahinta u caddeyneysaa in habraaca soo jireenka ah ee sugida amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle uu si buuxda…
Addis Ababa(SONNA):-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya oo Kulmay Intii uu Socday Shirarka Midowga Afrika. Intii ay socdeen shirarka Midowga Afrika ee ka qabsoomaya…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon-isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa habraaca xiriirka hay’adaha dowladda…
Aljeris (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda JFS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda…

