Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Beeraha iyo Waraabka JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Sanduuqa dawliga ee Shuhaddada dalka Ciraaq, Sarreeye Guud,…
Muqdisho (SONNA): Wasiirrada Cadaaladda, Gaashaandhigga, iyo Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan masuuliyiin kale ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay shir lagu…
Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto, Asad Cismaan Cabdullahi ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Sanduuqa Shuhaddada dalka Ciraaq, Sarreeye Guud, Amjad Al…
Muqdisho-(SONNA)-Waxaa Ciidanka Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed isu soo dhiibay Ibraahim Muumin oo katirsanaa Khawaarijta. Ibraahim Muumin ayaa sanado ka…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta dhagax-dhigay laamiga dheer ee degmada Wadajir, gaar ahaan Xaafadda Buulo-xuubeey oo gaaraya ku…
Muqdisho-(SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya 2025 (SIGF 2025) Muqdisho, 4 Nofembar 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
Doha-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay Shirkii ugu horreeyey ee hoggaamiyeyaasha Isbahaysiga Caalamiga ah ee La-dagaallanka…
Dodoma (SONNA): Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dodoma ee caasamidda dalka Tanzaniya uga qaybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha dib loo doortay…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan hawlaha Mashaariicda (UNOPS) ugu wareejiyay agab…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya mudane…

