Riyadh-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da’uud Aweys Jaamac, ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga qeyb galay shir ay…
Kampala-(SONNA)-Madaxweynaha dalka Yugaandha Mudane Yoweri Museveni ayaa tababar usoo xiray 48 Saraakiil Soomaaliyeed ah oo ka tirsan Ciidamada Qaranka. Askartan ayaa qayb ka ahayd 498…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cali Barre, ayaa daahfuray Mashruuca “Rajo Kaaba”, oo ah barnaamij deeq waxbarasho oo loogu talagalay haweenka…
Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhex martay kooxaha degmooyinka Howlwadaag iyo Warsheekh. Kooxda degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleysatay…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa haatan ku sugan Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, halkaas oo uu ka socdo final-ka tartanka degmooyinka…
Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Dhamme,…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aways Jaamac, ayaa kulan kula yeeshay xafiiskiisa mas’uuliyiinta qeybaha kala duwan ee Wasaaradda. Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta uu la…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Bare guddoonsiiyey haddiyad gaar…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo dalka…

