Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka JFS Mudane, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa sheegay in qiimo dhimis lagu sameeyay adeegyada Xajka sanadkan 1447 H/2026 M.…
Seoul-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamed Shire ayaa ka qeybgalay Madasha Busan ee Iskaashiga iyo Horumarka 2025 oo ka…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo caawa ka qeybgalay munaasabadda Daahfurka adeegga Xajka sanadka 1447/ 2026 iyo Xeritaanka…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka aqoon-isweydaarsi cilmiyeed oo diiradda saaraya “daraasadda mustaqbalka Af-Carabiga…
Muqdisho (SONNA): Xafiiska xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay eedeysane Cali Dhagadiish oo lagu eedeeyay in ilmo yar yar god…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee XFS Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maanta furay munaasabad lagu xusayey maalinta Dalxiiska Soomaaliya, ayaa sheega in Xukuumadda DanQaran…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa qaabilay wafdi ka socda Laanta Ururka Jaamacadda Carabta u xilsaaran Waxbarashada, Dhaqanka…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa furay kulanka billaha ah ee guddiga farsamo ee xiriirka arrimaha xasilinta. Kulanka…
Kinshasa (SONNA): Safiirka Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo oo xabsiyo ay ku xirnaayeen ka soo daayey muwaadiniin Soomaaliyeed oo 50 qof ka badan. Danjire…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday ururka…

