Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa faray hay’adaha dalka ka shaqeeya in ay si cad…
Riyaad (SONNA): Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa ka qeybgalay shirka 2-aad ee golaha wasiirrada Ammaanka Internet ka ee dalalka Carabta…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda maliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo maareeyaha Dekadda Muqdisho mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa Dekadda magaalada…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan looga doodayay miisaaniyadda wasaaradda gaashaandhigga iyo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed…
Addis Ababa (SONNA): Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo gabagabeeyay shirweynaha heer gobol ee maalgelinta cimilada, kaas oo ay ka qeybgaleen madax…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka duulaya dhaqangalka amarkii uu dhawaan bixiyey ee hagaajinta adeegyada garoonka diyaaradaha…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta150 xarumo caafimaadka dadweynaha ah oo lacag la’aan ah, lagana hirgaliyay…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka go’an tahay kordhinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in dalxiiska Soomaaliya uu door weyn ka qaadanayo kobaca dhaqaalaha dalka iyo shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed. “Dalxiiska…
Muqdisho-(SONNA)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka JFS Mudane, Ibraahim Aadan Ibraahin (Nadaara) ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin diiwaangelinta masaajidda gobolka…

