Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa marti gelinaysa munaasabaddan qiimaha badan ee Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka iyadoo ay Soomaaliya sanadkan kusoo…
Nairobi (SONNA): Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay soo saareen Guddiga Sare ee Fulinta Hey’adda Lacagta Adduunka,…
Baydhabo (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee ka tirsan qaybta 60-aad, oo uu hoggaaminayo Gaashaanle Cali Maxamed Aadan (Cali Cadaw) ayaa…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane…
Muqdisho (SONNA): Wafdi Wasiirro ah oo kala ah Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Axmed (Geesood), Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali,…
Muqdisho(SONNA):- Soomaaliya waxa ay si weyn ugu diyaargarowday xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka, oo sanad kasta lagu xuso 10-ka December. Wasaaradda Qoyska iyo…
Muqdisho (SONNA):- Waxaa hubaal ah in su’aasha ah “Wax dhaama dawladnimada ma jiraa?” jawaabteedu tahay mid caddaan ah: Ma jirto wax ka qiimo badan nidaam…
Doha(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Doha kaga qayb-galay kalfadhigii koowaad…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay Maalinta Qarannimada dalka aan walaalaha nahay ee Qatar…
Muqdisho(SONNA):-Qaar ka mid ah ururrada siyaasadda dalka ayaa maanta si rasmi ah Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ugu soo gudbiyey liiska murashaxiinta…

