Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaaciyay in gobolka Banaadir iska diiwaan galiyeen codbixiyaal gaaraya 923,220 oo qof, kuwaas oo diyaar u…
Muqdisho,(SONNA):- Xafiiska Amniga Qaranka oo kaashanaya Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar soconaya muddo labo cisho ah ugu qabtay saraakiil ka…
Kinshaasa.(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalla Tanzania iyo Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) Mudane Ilyaas Cali Xasan, ayaa maanta tegay magaalada Kinshasa…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Idiris Cusmaan Xaaji, ayaa maanta daahfuray tababar ku saabsan Hannaanka Diyaarinta Miisaaniyadda (Budget Formulation Process) oo loo qabtay howlwadeenada Wasaaradda…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa goobjog ka noqday heshiis ay si rasmi ah u wada saxiixeen Agaasimaha…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay wasiirka Wasaaradda…
Muqdisho(SONNA)-:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, oo maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika oo lagu…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta guddoomiyay shir gaar ah oo ay yeesheen Guddiga Qaran…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, oo ay wehelinayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane…
Istanbul(SONNA):-Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha XFS Mudane Maxamuud Axmed Aadan iyo Wasiirka Ganacsiga ee Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsi iyo suuq u helidda…

