Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda. Kulanka oo ay ka qaybgaleen dhammaan saraakiisha…
Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo xiray Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025), kaas oo muddo laba maalmood ah ka socday caasimadda…
Muqdisho (SONNA): La taliyaha Amniga Qaranka Danjire Aweys Xaaji Yuusuf ayaa maanta oo Arbaco ah wuxuu magaalada Muqdisho kusoo xiray kulan labo maalmood u socday…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey in Soomaaliya ay si buuxda dib ula soo wareegtay hannaanka madaxa-bannaan ee maareynta,…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay Shirweynaha daahfurka urur goboleedka Bariga Dhexe…
Cammaan (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 8-aad ee Wasiirrada Caafimaadka dalalka…
Kampala (SONNA): Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) oo ka qaybgalaya shirkii 2-aad ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya iyo Uganda, oo ka furmay magaalada…
Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u beenineysaa warbixinnada saxaafadeed ee dhowaan lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen “heshiis qarsoodi ah” oo…
Muqdisho-(SONNA)-Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa kulan ku saabsan isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed la qaatay Hay’adda Cuntada iyo…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi matalayay qurbo-joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka. Kulanka waxa diiradda…

