Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay inay dambi tahay in hubka qeybihiisa kala duwan guryaha lagu…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay caqabadaha ugu waaweyn ee heysta Nabadda iyo Xasilloonida Gobolka Geeska Africa. Sii akhri
Mashruuca Maamul daadajinta ee magaalooyinka waa weyn ee Somaliland ayaa si weyn uga hirgalay magaalada Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil, sida ay VOA u sheegeen…
Sii akhri
New York — Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi oo hadda ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Guud ee Qaramada…
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaasi oo loo magacaabay Jeneral Asad…
Wasaaradda caafimaadka ayaa hay’adaha caalamiga ah iyo beesha caalamkaba weydiisanaya in Soomaaliya kaalmo laga siiyo dhinaca caafimaadka, gaar ahaan dhallaanka yar yar, oo xiliga ay…
New York — Magaalada New York waxaa ka soconaya shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaasi oo Talaadadii shalay ay si rasmi ah u billowdeen khudbadaha…
Muqdisho — Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay, in dalku uu horumar ka sameeyay dhinaca dhaqaalaha…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee siyaasadda Soomaaliya. Sii akhri










