Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa gaashaanka u daruuray tallaabo uu gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabullaahi sheegay in uu kaga xayuubiyay xubinimadiisa…
Xaaladda Degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kacsan maanta kadib markii habeeminadii xalay lagu dilay dhallinyaro ka tirsanaa askarta dowladda Soomaaliya. Sii akhri
Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heerka xanuunada dhimirka ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb),…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigtay dib u dayactirka dhismaha garoomada kala duwan ee ay ka kooban tahay Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho. Sii akhri
Taliska Booliska ee Soomaaliya ayaa amar uu soo saaray ku sheegay, in laga billaabo Axadda maanta ah la mamnuucay isticmaalka bacaha ay dadka ku adeegtaan,…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Nuur Xuseen Maax oo ah qoraa iyo bare soona noqday Guddoomiyaha Akadeemiyadda…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka…
Kismaayo — Deegaanada waqooyiga ka xiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, oo ay ku barakaceen kumanaan Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ahaa, ayaa waayadii dambe waxaa…
Dhaqashada xoolaha la manaafacsado ee Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha dalka. Geela ayaana ka mid ah xoolaha…
Maamulka Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay go'aan ka soo baxay Shirkada duulimaadyada Kenya Airways oo sheegtey…










