Muqdisho – (SONNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo wareysi siiyey Telefishinka “Al-Arabiya”, ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo is-afgarad…
Muqdisho-(SONNA)-Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage. Labada mas’uul…
Ceeldheer-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid) ayaa degmada Ceeldheer ugu qabtay geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka munaasabad isugu jirtay duco…
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨-(SONNA)-𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 h𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐮 𝐱𝐢𝐥 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧…
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa dowladda India kala wareegay 10 tan oo daawooyin kala duwan…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan miro dhal ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Shiinaha ee Soomaaliya.…
Muqdisho (SONNA): Madaxda Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Qaranka (NIRA) ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka. Baaqa ayaa yimid iyadoo maanta dunida…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya…

Kulan lagu ansixinayay Qorshaha Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka lagu ansixinayay Qorshaha Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED). Kulanka…
Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta Muqdisho ka furmay Shirka Labaad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka oo ay soo agaasintay Hay’adda Taya-dhawrka Qaranka. Shirkan oo uu daahfuray Wasiirka Ganacsiga iyo…
