Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay danaha Turkiga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, oo uu aad u maal-gashto iyo halista ku iman…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Daahir Cabdillaahi ayaa sheegay inay wadaan tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sare u kac ku yimid sarrifka dollar-ka oo saameyn…
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay booqashooyin isdaba joog ah ku kala bixiyay, wadamada Uganda, Brundi iyo Jabuuti. Sii…
Hargeysa — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta daah-furay aas-aaska Machadka Tababarka duuliyenimada iyo culuumta duulista hawadda, iyadoo intii xafladu socotay garnoonka caalamiga ah ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Jabuuti kula kulmay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, halkaasi oo arrimo dhowr ah ay ka wada-hadleen. Sii…
Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay tirada fal dambiyeed iyo shilalkii gaari ee ay dad ku dhinteen 12-kii bilood ee lasoo dhaafay ka dhacay guud ahaan…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Yoweri Muvanei oo Sabtidii shalay ku kulmay magaalada Kampala ayaa sheegay, in ay ka wada hadleen arrimo…
Xukuumadda Somaliland ayaa soo sartay go’aanno iyo amarro la xiriira sugidda amniga iyo habsami u socodka doorashada madaxnimo iyo midda xisbiyada ee Somaliland oo lagu…
Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka bilowday Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo la isugu keenay saddex beelood oo maalmahan ku dagaalamayay degmada Luuq ee gobolka Gedo…
Magaalada Laascaanood ayaa ku tallaabsatay horumar muuqda oo dhinacyo badan leh, waxaana ka socda mashruucyo horumarineed, gaar ahaan dhismaha wadooyin cusub. Sii akhri










