Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal hayntii ka dhalatay khariidad uu ka maqan yahay magaca maamulka HirShabelle oo lagu soo bandhigay munaasabaddii soo…
In ka badan 500 oo qof ayaa ka faa’iideystay olole caafimaad oo indhafiiqis ah oo muddo hal todobaad ah ka socday Isbitaalka Guud ee magaalada…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa dowladda federaalka ku eedeyay in aysan ku taagneyn sida uu hadalka u dhigay sharciga iyo dastuurka dalka u…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Kumanaan kaamirooyinka loo adeegsado xagga ammaanka oo ku rakiban guud ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gacan ka gaysanaya ka hortagga weerarrada maleeshiyada al-Shabaab, sida…
LAASCAANOOD– Maamulka Khaatumo ee magaalada Laascaanood ayaa Jimcihi daah-furay, diiwaangelinta casriga ah ee Dad-dhigista, kaas oo fududeynaya bixinta shahaadooyinka dhalashada iyo dhimashada iyo wixi la…
Waxaa maalinti sideedaad galay ololaha doorashooyinka foodda innagu soo haya ee Somaliland, kuwaas oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxtinimada. Jimcihi shalay, isu-soo-baxyo waaweyn ayaa ka…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad isugu jirta soo dhoweyn iyo daahfur loo sameeyay markabka Turkiga ee shidaal sahminta ka billaabaya Soomaaliya. Sii akhri
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale uu dekedda ku…










