Waxaa shalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee halkaas uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Sii akhri
Waxaa goor dhow lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii golaha wadatashiga qaran ee halkaas uga socday madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo ay…
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya, ayaa Talaadadii shalay dalka ka eriday diblamaasi Itoobiyaan ah oo ka howlgalayay safaaradda Itoobiya ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa…
Booliska Somaliland ayaa Talaadadi shalay xiray shan ka mid ah dhalinyaro ku eedaysan in ay ka qeybgaleen wareegi koowaad ee ololaha doorashada Somaliland iyaga oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo oo uu la fariisto Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbland iyo Puntland, oo…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay dhacdaddii qaraxyadii mataanaha ahaa ee 29-kii October 2022 ka dhacay Isgoyska Zobe, oo lagu dilay ugu yaraan 100 qof,…
Maleeshiyada ururka al-Shabaab ayaa kordhiyay dilalka qorsheysan ee ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Saddex qof oo ganacsata ah ayey kooxdu shalay ku dhex dishay goobahooda…
Wararka ka imanaya deegaano hoos taga degmada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ku soo warramaya in dagaal xooggan uu halkaas ka socdo. Sii akhri
Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dhallinyarda ku leeyihiin horumarka bulshada. Waxaa magaalada Laascaanood ka soo diray Cabdikariin Cabdullaahi Olol. …
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmahaan ka doodaya miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee sanadka soo socda ee 2025-ka. Sii akhri









