Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay siyaasadaha gudaha iyo dibadda ee musharraxiinta madaxtinimada Mareykanka Kamala Harris iyo Donald…
Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay sii shaqeeyaan,…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
WASHINGTON— Gudniinka Fircnooniga ayaa ah caado dhaqameed khatar ku ah gabdhaha, hooyada iyo dhallaanka, kaas oo wali lagu sameeyo gabdhaha yar ayar guud ahaan dhulka Soomaalidu…
GAROWE — Magaalada Garowe waxa lagu soo bandhigay buug loogu magac daray Hiigsi iyo Hagardaamo, kaas oo ay qoreen laba gabdhood oo walaala ah, Sucad Qasim…
Agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, William J. Burns ayaa shalay booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, isagoo la kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo…
Madaxda ayaa ku heshiiyay qorshaha geedi socodka bilaabista doorasho qaran oo qof iyo cod ah, oo lagu sii billaabayo dowlad goboleedyada bilaha June iyo September…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay inuu marin u helo…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa nasiib daro ku tilmaamay go’aanka ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran…










