Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha Soomaaliyeed ee yimaada Nairobi, ayada oo aan ehel uga soo horreyn.…
Gobollada Somaliland oo looga dabbaal-degay guusha Cabdiraxmaan Cirro Sii akhri
Dadweynaha ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa cabiray dareenkooda ku aaddan natiijadii kasoo baxday doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada Somaliland. Sii akhri
Shaqo la'aanta ayaa ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee ay wajahaan dhallinyarada Soomaalida, hase yeeshee sannadihi dhawaa waxaa soo badanayay dhallinyarada la imanaysa hal-abuurrada…
Barnaamijkan gaarka ah waxa uu ku saabsan yahay doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib u dhiska dalka. Waxaa Muqdisho ku soo diyaariyay Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.…
Musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Somaliland, sida uu sheegay guddiga doorashada. Sii akhri
Maamulka Waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa sheegay in mintidiin ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ciidan oo marayey meel u dhow xuduudka Afghanistan, ayna dileen…
Hargeysa — Shacabka Somaliland ayaa ka wali ka war sugaya natiijada rasmiga ah ee doorashooyinki todobaadki hore ka dhacay guud ahaan deegaannada Somaliland. Haddaba, sidee ayay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan aqbali doonin natiijada ka timaado doorashooyinka uu ka shaqeynayo madaxweynaha Jubaland ee Axmed…
Hargeysa — Guddiga Doorashada Somaliland ayaa Axaddii shalay shaaciyay in lasoo gaba gabeeyay inta badan tirinta codadka ee gobollada Somaliland. Natiijada rasmiga ah ayaa la filayaa…








