Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen guddoomiyaha baarlamanka iyo…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay maal-gashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka ku noqda, halista ay la kulmaan iyo doorka ay ka qaadan…
Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in boqolaal qoys oo kasoo barakacay dagaallo dhawaan ka dhacay degmada Luuq ee gobalka Gedo ay isgu tageen qeybo…
Muqdisho — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ka kooban yahay laba qeyb, ayada oo qeybta hore aan ku eegeyno doorashooyinkii ka dhacay Somaliland, halka qeybta labaad…
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa hadal kooban u jeediyay shacabka reer Somaliland. Sii akhri
Maanta oo ku beegan 21-ka bisha November ee sannadka 2024-ka, waxaa Soomaaliya laga xusayaa Maalinta Macallinka Soomaaliyeed. Xuska maalintan oo soo billowday sannadki 1974-ki, ayaa…
Kismaayo — Tan iyo markii maamulka Jubaland uu bilaabay in doorasho ay ka dhacdo Jubaland waxaa si weyn arrimahaasi uga soo horjeestay dowladda Soomaaliya, waxaana ra’iisul…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo dhaweeyey natiijadii dooraahadii madaxweyne iyo xisbiyada ee dhacday 13-kii biahan November, taasi ee looga adkaaday. Sii akhri
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta.…
Dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa mowjado siyaasadeed oo kaga imaanaya mucaaradka iyo qaar ka mid dowlad goboleedyada. Sii akhri










