Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynaaye madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo soo noqday wasiirkii qorsheynta ee Soomaaliya,…
TORONTO— Soomaalida ku nool Magaalada Niagara Falls ee gobolka Ontario ee dalka Canada, waxay ka badqabaan dhibaatooyinka la xiriira is dilka dhalinyarada iyo isticmalka maadooriyaha,…
Qaar ka mid ah ganacsatadii ku hanti beeshay suuqa ayaa dib ganacigoodii uga billaabay meelo aanan ka fogeyn suuqa, halka kuwo kalana ay ganacsigooda u…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba ku qabtay shir looga hadlayey arrimaha amniga iyo xaaladaha bani’aadannimo. Sii akhri
Shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Jubbaland. Shaqaadadaasi waxaa siyaaba kala duwan uga hadlay…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan waxa iska baddali kara hannaanka socdaalka iyo soo galootiga…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku saabsan fankii…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya ayaa dhameystirtay la-wareegida qalab loogu talo-galay hagista diyaaradaha iyo maamulka hawada Soomaaliya. Sii akhri










