Magaalada Lagos ee dalka Nigeria, waxaa shalay lagu soo gababeeyey shir lagaga hadlayey sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa dadka ku barakacay gudaha dalalkooda.…
Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay shirka horumarinta xoola-dhaqatada ku nool Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Shirkan oo socon doona laba maalin ayaa warbixintan waxaa kasoo diray,…
Soomaalida reer guuraaga ah ayaa ah dad xoolo dhaqato ah oo xoolahooda la guura si ay biyo iyo baad ugu helaan. Guur-guurista iyo naq-raacuna waa…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Ciidamada ka tirsan hay’adda iyo Nabad Sugida iyo ciidamada gaarka ah ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay deegaanka Shanlow oo ka tirsan gobalka Shabeellaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyaabihii looga hadlay, kana soo baxay shirkii madashai aragti wadaagga Soomaalida ee Machadka Heritage uu ku…
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen ku ansixiyey xubnaha cusub Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha,…
Magaalada Jabuuti waxaa Arbacada maanta ah lagu soo gabagabeeyay shirka sanadeedka 8-aad ee madasha aragti wadaagga Soomaalida oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday halkaas. Sii…









