Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkaan Mareykanka oo…
Dadaal sharci laba geesood ah oo carruurta looga ilaalinayo waxyeelada ay kala kulmi karaan baraha bulshada ayaa waqtigu ka sii dhamaanayaa Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhowaan dhacday, ayada oo ay hadda socdaan munaasabadaha ay…
Ku dhowaad 180 dhallinyaro tahriibayaal Soomaali ah, oo ku dhibaateysnaa dalka Libya, ayaa shalay ay dalka dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda…
Magaalada Hobyo ayaa waxaa ka socda dadaallo ku aaddan dhismaha dekadda Hobyo, halkaas oo ay gaareen Injnieerada loo xil-saaray howsha dhismaha dekadda. Sii akhri
Dadaallo ku aaddan ka-hortagga khasaaraha ay keenaan fatahaadaha roobabka iyo abaaraha ayaa ka socda magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khudaarta iyo geed miroodka Soomaaliya looga soo dhoofiyo dibadda oo caqabad ku haya wax soo saarka…
Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay qaar kalena way ku dhawaacmeen dagaal beeleed laba maalin socday oo ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Ceelbuur…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqan doona Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis labda dal ay…
Xaaladda magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa maanta daggan ka dib dagaallo labadii maalmood lasoo dhaafay ka dhacay halkaas. Sii akhri









