Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu…
Jabuuti — Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay ku yeesheen Jabuuti waxay ka soo saareen war-murtiyeed ay kaga…
Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii 11-kii bishan ay magaalada Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Haddaba maxaa laga filayaa…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay hawlgallada ka…
Waxaa maanta magaalada Beledweyne la geeyay meydadka toddoba askari oo ka tirsan cidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, kuwaas oo shalay malayshiyaad hubeysan ay ku dileen degmada…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tegay dalka Eritrea toddobaadkan, halka wasiirka arrimaha dibedda Axmed Macallin Fiqi uu tegay Qaahira. Sii akhri
Liverpool — Ku soo dhawaada wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha kubadda cagta, gaar ahaan kuwa horyaalka heerka koowaad ee England ee Premier League. Waxaa innoo haya…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtay Muqdisho kadib markii uu wada-hadallo Asmara kula yeeshay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan heshiiskii ay 11-kii bishan Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Ethiopia. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorasho toos ah ama qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? Sii akhri










