LOS ANGELESE — Shaqaalaha dab-damiska gobolka California iyo kuwa dowladda federaalka Mareykanka ayaa wali la halgalamaya daminta dabki ugu weynaa uguna khasaaraha badnaa ee ka…
Baydhaba — Maamulka Degmada Waajid ee koofurta gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada amniga ee deegaanka aysan muddo sannado ah helin mushaaraadka iyo xuquuqaha kale. Arrintan…
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal, ayaa sheegay in ilaa hadda aanu arag qodobadii ku qornaa heshiiskii is-afgarad ee madaxweynihii hore…
Toronto — Dowladda Canada ayaa bishii November ee sanadkii tagay hakisay muddo sanad ah nidaamka loo yaqaanno Group 5 ee dadka qaxootiga ah lagu geyn jiray…
Boosaaso — Dadka la nool xannuunka HIV/AIDS ee dagan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay sameysteen dallad ay ku mideysan yihiin. Dalladan ayaa ka sahqeyn doonta…
Mas’uuliyiin ka kala socota labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku kulmey magaalada Gaalkacyo. Labada dhinac ayaa ka wada-hadlaayey xalka colaad beeleedyada ka…
Waxaa maanta Beledweyne lagu aasey lix ka mid ah ciidamada xooga dalka Soomaaliya kuwaas oo dhawaan ay maleeshiyo beeleed ku dishey deegaanka Ceel Bara fee…
Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; waxa laga filayo siyaasadda Soomaaliya sanadkan 2025, ayada oo muddo xileedka dowladda hadda jirto uu sii…
Boosaaso — Gacansatada leh gaadiidka booyahada shidaalka rara ee isaga kala goosha gobollada Puntland iyo deegaannada kale ee Soomaaliya ayaa cabasho ka muujiyay, canshuur kordhin ay…
Nairobi — Waxaa la soo gaba gabeeyay tacsidi Allah ha u naxariistee, fannaannadi weyneyd ee Hobollada Waabari, Lul Jeylani Cali oo todobaadki hore ku geeriyootay dalkan…










