Muqdisho — Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyey howllagallada ka dhan ah kooxda Daacish ee ay ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari ee Puntland.…
Jabuuti — Dawladda Jabuuti ayaa maalmahan ku guda jirta dhameystirka hawlo isugu jira dib-u-dhiska iyo daayactirka jidka ugu weyn ee isku xira Jabuti iyo Itoobiya. Warkan…
Muqdisho — Qaar ka mid ah khuburada caafimaad ee Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan gudaha Soomaaliya laga heli karo adeegyo caafimaad oo muhiim ah oo markii…
Muqdisho — Todobaadki hore waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay Axamed Maxamed Xasan (Axmed Dheere), oo ka mid ahaa duuliyaashii ciidamada cirka ee Soomaaliya, kaas oo…
Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalka Shiinaha. Maraakiibta ku…
Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal xooggan u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ay ku dileen in ka badan 20 qof oo ka tirsan…
Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si weyn u dhaliiley heshiiska ay dowladaha Itoobiya iyo…
Muqdisho — Waxaa sii badanaya guryaha dabaqyada ah ee laga dhisayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, oo ka soo kabaneysay colaado sokeeyey oo hareeyay muddo ka…
Beledweyne — Ciidamo ka tirsan millatariga Soomaaliya ayaa la wareegay amniga magaalada Baladweyne, maalmo yar kaddib marki la qaaday isbaarooyin yaallay qeybo ka mid ah magaalada.…
Hargeysa — Magaalada Hargeysa waxaa ku soo badanaya goobaha casriga ah ee ay dhallinyaradu xilliyada habeenki isku tagaan si ay ugu sheekeystaan ama ugu caweeyaan. Warbixintan…










