Masagawaay — Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab Khamiisti ku qaadday degmada Masagawaay ee gobolka…
Rugaha ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday is-afgarad la xiriira ganaciga labada dal ka dhaxeeya, gaar ahaa sidii…
Muqdisho — Isbitaalka Kalkaal ee magaalada Muqdisho, ayaa shalay marki ugu horreysay laga fuliyay qalliinka wadnaha furan, kaas oo ay dadka Soomaalida intooda awoodda ay u…
Isbitaalka Kalkaal ee ku yaala Muqdisho ayaa sheegay in maanta uu daah-furay qalliinada wadnaha kuwaasi oo inta badan dadka awoodda u leh ay u aadi…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobkaan mar kale marti ku ah hal-abuure Maxamed Ciise oo ka sheekeynaya heesihiisa. Waxaa soo saaray soona jeedinaysa Caasha…
JABUTI — Maamulka Dekaddaha Jabuti ayaa sheegay in uu soo kordhiyay nidaam digital ah oo sahliaya xiriirka xafiisyada kala duwan ee dekadaha dalka Jabuti iyo…
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay fahamka siyaasadda Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Xassan Al-Basri oo dhowaan qoray buug…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Jabuuti — Dakadda Jabuuti ayaa leh qeyb lagu dayactiro maraakiibta ganacsiga iyo kuwa millatariga. Todobaadkan waxaa lagu soo kordhiyay markab guur-guura oo ay saaranyihiin shaqaalo iyo…
Gaalkacyo — Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in ay ciidamo kala dhex dhigaan, malleeshiyo beeleed maalmahan isku dilayay deegaanno ka…









