Halgan — Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya xoogagga dadka degaanka iyo kooxda Al-Shabaab uu maalintii labaad…
Howlgal caalami ah oo ka dhan ah argagixisada, kana dhacay Bariga Afrika, ayaa sababay in la soo xiro 37 qof oo looga shakisan yahay falal…
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa toddobaadkan ansixiyay miisaaniyad sannadeedka 2025-ka, waana tii ugu horreysay ee madaxweynaha dhowaan xilka qabtay Cabdiraxmaan Cirro. Sii akhri
Hawlgallo ay maalmihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso ka samaynayeen ciidamada ammaanka ee gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland, ayaa lagu soo qab qabtay dad…
Washington — Aqalka Cade ee Mareykanka ayaa goor dhaweyd sheegay in madaxweyne Trump uu ka laabtay canshuur kordhin uu dul saaray Axaddii badeecadaha ay Colombia u…
Laascaanood — Biliyooinki u danbeeyay waxaa soo hagaagay heerka nolosha, amniga iyo ganacsiga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo ay sannadihi dhawaa dib u dhigeen…
Hargeysa — Somaliland ayaa dib u dhis ku samayneysa waddada isku xirta gobalada bariga iyo galbeedka Somaliland, taas oo ah waddo muhiim u ah isu socodka…
Madaxweynaha Somaliland Cabdrixamaan Cirro ayaa safarkiisii ugu horreeyey tan iyo markii uu talada la wareegay maanta ku tegay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Sii akhri
Boosaaso — Ciidamada amniga ee Puntland ayaa maanta iyo xalayba magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku qabqabtay ajaaniib ay ku jiraan dad u dhashay dalalka Yemen…
Muqdisho — Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; 6 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya oo QM ay sheegtay in ay u…









