WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii shalay sheegay, in Isniinta maanta ah uu ku dhawaaqi doono canshuur kordhin gaareysa 25%, taas oo uu…
Muqdisho — Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya. Dowladda ayaa sheegtay in shirkan looga hadlayo la dagaallanka iyo ka hortagga…
Muqdisho — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda waxbarashada gabdhaha, waxaana marti ku ah Faaduma Cali Iimaan, oo madax ka ah urur…
Jabuuti — Dekadaha dalka Jabuuti waxaa dhawaan laga hirgeliyay nidaam dijitaal ah oo sahlay hawlaha adeegyada dekedaha iyo kuwa macaamiisha. Haddaba, macaamiisha marsooyinka ayaa soo dhaweeyey…
Ankara — Hoggaamiyaha cusub ee Dowladda KMG ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharcaa, ayaa Talaadadii magaalada Ankara kula kulmay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Labada mas'uul ayaa…
Dagaal culus oo ay ku dhinteen qaar ka mid ah saraakiisha Puntland ee ciidanka hoggaaminayey, qaarna ay ku dhaawacmeen ayaa maalintii shalay, xalay, ilaa maanta…
Hargeysa — Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe kaddib ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaaladda hargeysa. Dabka oo Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa…
Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta sheegay in duqaymo ay ciidamada Maraykanku ka fuliyeen buuraleyda Golis ay ku dileen xubno muhiim ah oo ka tirsan kooxda…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay tarxiilka uu ku baaqay madaxweynaha Maraykanka, Doland Trump. Barnaamijka waxaa marti ku ah garyaqaan Amiin…
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey waxa ay waday dadaalo la xiriira sidii guud ahaan dalka looga qaban lahaa doorashooyin qof iyo cod ah.…










