Afhayeenka ciidamada Puntland ayaa sidoo kale sheegay in 115 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Daacish ay ku dileen dagaalladaasi. Isagoo dhinaca kalena sheegay in ciidamada…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed…
Ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee Macawisley ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal maanta ay maleeshiyada Al-Shabaab kula galeen deegaanka Jicibow ee gobolka…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa soo dhoweeyay baaqii nabadeed ee dhowaan uu soo jeediyay madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, kaasoo ku saabsan xal ka gaarista…
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muran hareeyey doorashooyinka Soomaaliya, iyo haddii xukuumadda ay ka dhabeyn karto qabashada doorasho qof iyio cod…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay maalgashiga qurba-joogta Soomaaliyeed ee dalka iyo caqabadaha haysta. Sii akhri
Muqdisho — Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo shirweynaha 7-aad ee xeer ilaalinta Soomaaliya, ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Doodihii shirka ee shalay…
Boorama — Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee laga dareemo dhul-gariirrada fara-kutirska ah ee ka dhaca mandiqadda Bariga Africa. Arrintani…
Kadib dagaal ay ku dhinteen 2 qof, ayna ku dhaawacmeen 16 qof oo saaka ka dhacay magaalada Baardheere, ayaa caawa magaalada laga dareemayaa deganaansho. Sii…










