Kooxda Daacish ayaa xalay weerarro ismiidaamin ah ku qaaday saldhigyo milatari oo ku yaalla gobolka Bari ee Puntland, ayaga oo adeegsanaya baabuur iyo mootooyin lagu…
Baydhaba — Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Sabtidii saxiixay Sharciga Ilaalinta Gargaarka Bani’aadannimada. Sharcigaan ayaa maamulka sheegay inuu damaanad qaadayo in…
WASHINGTON — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish. Waxaa marti noogu ah, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada…
Ciidadama Booliska ee Dowladda Soomaaliya ayaa saakay la wareegay guriga hooyiooyinka magaalada Muqdisho kaasi oo ay ururka haweenku diideen inay ka baxaan si loogu wareejiyo…
MUQDISHO — Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray, amarro adag oo ka dhan ah isticmaalka iyo ka ganacsiga mukhaadaraadka dalka lasoo galiyo, kadib markii Sabtidi…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish. Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi lagu…
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Suudaan oo galay waji cusub iyadoo ciidamada Suudaan ay ku dhow yihiin in…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Fannaanka Axmed Gaashaanle. Waxaa soo saartay soona jeedinaysa Caasha Ibraahim Aaden…
Boosaaso — Culimada Puntland ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish, kaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan buuraleyda gobolka Bari.…
Mas’uuliyiinta Shirkadda Biyaha ee Laascaanood ayaa sheegay in ay dadaal xooggan ku bixinayaan sidii dib loogu soo celin lahaa biyo-galintii magaalada, taasI oo hore ugu…










