New York-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York uga qeyb-galay shir heer…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada iskaashiga (MoUs) ee Soomaaliya iyo…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta qaabilay feeryahanadda Soomaaliyeed ee haysata horyaalka caalamiga ah Ramla Cali Axmed.…
Muqdisho (SONNA) : Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta daah-furaty mashruuc ballaaran oo lagu qeybinayo 700 tan oo timir ah, taas oo loogu talagalay…
Muqdidisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C/laahi Xayir…
Muqdisho(SONNA);-Allah u naxariisto Maxamuud Cali Guuleed, oo ahaa farsamayaqaankii ugu horreeyay ee Radio Muqdisho tan iyo sanadkii 1949, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumku…
Muqdisho (SONNA); – Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si diirran u soo dhaweysay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta (UNDP)…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Nooleye ee gobolka Galguduud, 20-ka Sebteembar 2025. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo…

