Somaliland ayaa markii ugu horeysay xeer u sameynaysa takoorka iyo hayb sooca bulshada. Wasiirka Caddaaladda Somaliland, Yoonis Axmed Yoonis ayaa sheegay in xeerkan curintiisa iyo…
Dalal ay tiradoodu sii kordheyso ayaa aaminsan in aad loogu dhow yahay ninka maamula hawlgallada caalamiga ah ee kooxda Daacish. Warbixin ay toddobaadkan soo saartay…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Abwaan Maxamed Sh. Xassan Libin-side. Waxaa soo saartay soona jeedinaysa Caasha…
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka dhacaya magaalada Addis Ababa. Waxaa Barnaamijka marti…
Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in goobaha ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ee buuraha Caalmiskaad ay maanta degganayeen. Puntland waxa ay…
Qoraal rasmi ah oo maanta ka soo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa loogu yeeray Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, Axmed Ciise Guutaale in uu ku…
Bilihii u dambeeyay waxaa soo kordhayay wararka la xiriira, muhaajiriinta sharci-darrada ah ee doonaya in ay u safraan Yurub oo Soomaalina ay ku jirto oo…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed…
Boosaaso — Maamulka Puntland ayaa sheegay in 10 kun oo qoys ay ka soo barakaceen dagaalka u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ee ka socda…









