Wadahadalladan, oo Talaadadii ka dhacay magaalada Ankara, ayaa waxaa martigeliyay wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, iyadoo wafdiyada ay hoggaaminayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya, Dr.…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay gabdhaha ku lahaayeen warbaahinta qaranka Soomaaliya xilligii dowladdii dhexe. Waxaa Nairobi nooga soo dirtay…
Ceelbuur — Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay dhalinyaro deegaanka ah oo is-abaabulay xalay ka fuliyeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud,…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu furayay isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaalka…
Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacishta-Soomaaliya, isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa sidaas Axaddii shaaciyey Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM).…
Maalinta Arbacada ah ee soo socota ayaa lagu wadaa inuu furmo kalfadhiga lixaad ee labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo la filayay inuu Sabtidii lasoo…
Boosaaso — Maamulka Puntland ayaa weli magaalada Boosaaso ku qabqabanaya muhaajiriin ka soo jeeda Itoobiya, kuwaas oo magaaladaasi u tagay si ay Carabaha uga sii tahriibaan.…
Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa wasiirka arrimaha dibedda ee Djibouti ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee ururka Midowga Africa. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa doorshada tartan…
Hanti-dhowraha Guud ee Somalia, Axmed Ciise Guutaalle ayaa maanta ka baaqsaday inuu yimaaddo maxkamadda gobolka Benaadir oo shalay u yeertay si ay u weydiiso eedo…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xanuunka kansarka. Barnaamijka waxaa soo diyaariyeys, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari) Sii…










