Washington — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Axmed Mucallim Fiqi, oo kulamo ku leh magaalada Washington DC, ayaa nagu soo booqday xarunta…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay Puntland kula jirto maleeshiyada Daacish iyo doorka dowladda federaalka. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalka ay ka qaban doonaan doorasho dadweyne mudda ka badan 55 sano ka dib. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay kal-fadhiga…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed…
Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee Gobollada Dhexe ayaa sheegay in howlgal ay saaka ka fuliyeen deegaanno hoos taga degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ay ku dileen…
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay siyaadaysay dhammaan wixii barnaamijyo horumarineed, dhaqaale, iyo kaalmooyin ah ee Jubbaland…
Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaallada ayaa lagu soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inay awoodda dib ugu celinayso shacabka, ayna qabanayso doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tilmaantay mid…
Hargeysa — Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cabashooyinka laga muujinayo hanaanka caafimaadka Somaliland oo isa soo taray. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle…









