Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Maalinta Afka Hooyo oo toddobaadkan dunida laga xusay. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay halkana ka soo…
Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay saameyn ay yeellan doonta hakinta uu Maraykanku uu hakiyay taageerrada militari iyo gargaar ee Somalia uu siiyo. Wasiirka Arr. Dibedda…
Boosaaso — Ciidamada Puntland ayaa duhurnimadii maanta waxa ay maleeshiyada Daacish kala wareegeen dhawr saldhig, oo uu ku jiro saldhigga weyn ee Sheebaab, oo ah halka…
New York — Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad cunto-yari oo aad u daran, iyada oo malaayiin qof ay la tacaalayaan gaajo iyo macaluul. Warbixin cusub oo ay…
Taliska Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay falal amni darro iyo dilal dhowr ah oo toorrey loo adeegsaday oo maalmihii lasoo dhaafay lagula kacay saraakiil ka…
Ciidamada Puntland ayaa maanta sheegay in kooxda Daacish ay ka qabsadeen saldhigyo ku yaalla buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidmada Puntland ayaa VOA u…
Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa iskudaya sidii ay taageero dhaqaale ugu heli lahaayeen dadaalka iyo dagaallada maamulla Puntland uu kula jiro maleeshiyada kooxda Daacish…
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Dhaqan-yaqaan Maxamed Sh. Xassan Libin-side. Waxaa soo saartay soona jeedinaysa Caasha…
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Xaaladda Marinka Gaza iyo Mustaqbalka Kooxda Xamaas. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Mustafa Shiikh…
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ay dowladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in Puntland ay diiday in ay dowladdu ka caawiso dagaalka ay kula jirto…










