Ururada Siyaasadda Somaliland ayaa soo dhaweeyey go’aankii guddiga doorashooyinka, hase yeeshee waxaa dinaca kale go’aankaas kasoo horjeestay Xisbiga UCID. Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay bilaabayso maaraynta daawooyinka iyo qalabka caafimaadka ee waddanka la keeno. Sii akhri
La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxeynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladda ay heleen hub culus oo ay u adeegsan doonaan hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.…
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhaweyd soo saaray go’aanka doorashooyinka iyagoo sheegay inay doorashada koowaad noqonayso doorashada ururada taasi oo ay ku mudeeyeen inay dhacdo…
Qaar ka mid ah xildhibaannada Goaha Shacabka ee kasoo jeeda maamul goboleedka Koonfur Galbeed oo warbaahinta la hadlay ayaa walaac ka muujieyy xaaladda nololeed ee…
Wariye Bushaaro Cali Baanday oo ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa maanta la horkeenay Maxkamada Gobolka. Sii akhri
Dadka ku nool deegaanka Laba Jameeco oo qiyaastii 20km dhinaca koonfur bari ka xigta magaalada Jowhar ee gobalka Shabellaha dhexe ayaa waxaa godoomiyay oo degaanada…
Dhawaan waxaa lagu wadaa inuu billawdo wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro Al Shabaab, kaas oo xilligii la filayey kadib dhacay, welina waxaa taagan in…
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in luuqado ay ku jirto Soomaaligu halis ku jiraan dabar go' dhammaadka qarnigan, waxaana khuburada luuqadda Soomaliga ay sheegeen in…
30 qof oo ka mid ah 36 ajaanib ah oo u kala dhashay Iiraan iyo Paaksitaan oo lagu helay kalluumaysi sharci-darro ah ayaa maanta horyimid…










