Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dil Isniintii ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, dilkaasi loo gaystay gabadh la sheegay inay wax ku gudbin…
Mid ka mid ah mas’uuliyiinta degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa lagu dilay Muqdisho maanta. Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ayuutada ama hagbadda iyo kaalinta ay ku leedahay dhaqaalaha haweenka iyo qoysaska Soomaaliyeed. Waxaa soo…
Xildhibaan Mustafe Axmed Kheyreeye oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay jadwalka dooraashooyinka ee ay guddiga dooraashoyinku mudeeyeen uu meesha ka saarayo dib u…
Qaar ka mid ah culimada Puntland ayaa war ay soo saareen kaga digay in dagaal uu mar kale ka dhaco magaalada Garoowe, iyagoo sidoo kalena…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho aan la sii shaacin ku tagay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Sii akhri
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa mar kale la kulmay maamulayaasha iskuullada Baydhaba, waxayna ku celiyeen digniinta ay u jeedinayaan dadka u hoggaansama…
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ehellada dad shacab ah oo ku dhintay ama ku dhaawacmay gacanta ciidamada ATMIS oo doonaya in…
Xaalad amni darro ayaa waayadan dambe ka jirta xadka ay wadaagaan Soomaaliya iya Kenya, gaar ahaan dhanka Mandera. Sii akhri
Dawladda Soomaaliya ayaa furtay xarunta dhexe ee kaydka daawada, taas oo dowladdu ay sheegtay inay daboolayso baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh…










