Wasaaradda gaadiidka ee Soomaaliya ayaa soo saartay warbixintii ugu horraysay ee diyaaraddii shilka ku gashay garoonka Aadan Cadde, 11-kii July. Sii akhri
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Ruushka la saxeexatay heshiis lagaga cafinayo deyn ka badan $684 milyan, taas oo ay dawladda Ruushku ku lahayd Soomaaliya. Sii…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shaqo la’aanta haysata gabdhaha ka qalinjebiya jaamacadaha ee Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaysa Caasha Ibraahim Aadan.…
Sanad walba waxaa toddobaadkaan oo kale dunida laga sameeyaa wacyi-gelin la xiriirta xanuunka loo yaqaanno Cagaarshow-ga. Sii akhri
Dhinacyadii isku maandhaafsanaa siyaasada gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay inay khilaafkii dhexdooda yaallay ay heshiis ka gaadheen, iyada oo arintan timi xili uu madaxweyne…
Kadib weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay xubin ka tirsan ururka al-Shabaab la beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dalwadda, oo ku sugnaa Kuliyadda Jaalle Siyaad, waxaa…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Sheekh Aadan Madoobe” ayaa cambaareeyey qaraxii shalay lala beegsaday ciidamada dawladda ee ku sugnaa Kulliyadda Jaalle Siyaad ee…
Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegtay shalay inay joojinayso adeegyadii isbitaalka weyn ee Laascaanood ee gobolka Sool. Sii akhri
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sacdiya Yasin Xaji Samatar ayaa sheegtay in laga hor istaagay safar ay shalay ugu amba…
Waxaa magaalada Muqdisho lagusoo gabagabeeyay shir socday muddo laba maalin ah kaas oo ahaa mid si cilmi ah loogu eegayay dowladnimada Soomaaliya iyo waxyaabahii khaldamay…










