Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay iska hor-imaad hubaysan oo dhexmaray ciidamada booliska ee Somaliland iyo kooxo hubaysan oo ku sugan buurta…
Ugu yaraan saddex ka tirsan askarta dawladda Soomaaliya ayaa ku dhimatay qarax maanta ka dhacay waaqooyiga magaalada Muqdisho. Sii akhri
Wararaka laga helaya deegaanka gacan libaax ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu dagaal ku dhexmaray kooxda dablayda ah oo in mudo ahba buurtaasi isku urursanayey…
Ugu yaraan shan qof ayaa lagu dilay, afar kalana waa lagu dhaawacay ka dib markii nin is-miidaamiye ah uu isku qarxiyay maqaaxi lagu shaaxo oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Qaranka ay hawlgal milateri oo lala beegsaday kooxda Al-Shabaab ka fuliyeen Degmada Galhareeri oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug.…
Weriye Bushaaro Maxamed Cali “Bushaaro Baanday” oo u xirnayd mas’uuliyiinta Somaliland tan iyo bishii May ayaa maanta ma kale la horkeenay maxkamadda Hargeysa. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay tayada dugsiyada waxbarashada Soomaaliya tan iyo markii ay dowladdu billowday imtixaan mideysan. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis…
Ururka al-Shabaab ayaa xayiraado kusoo rogay shirkadda isgaarsiinta u weyn Soomaaliya ee Hormuud xarumo ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Sii akhri
Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in uu dhacay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo lala beegsaday tuulada Mukayle oo galbeed ka xigta magaalada Buulobarde ee…
Kooxda hubaysan ee dhawaan isku urursatay deegaanka Buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa saaka laba baabuur oo ay leedahay Hay’ada Miino-baarista ee Hello…









