Muqdisho,(SONNA):- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kulan la…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xarunta Wasaaradda arrimaha ee Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari ee maanta la doortay, Madaxweyne Qoor…
Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo loo…
Laascaanood(SONNA):-Mudane Cabdulqadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kadib markii uu ku guuleystay codad gaaraya 62.…
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cimi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gunaanaday kulan shan…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo dhoweeyay heshiiska 25kii August ay Muqdisho ku gaareen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Dakedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Maareeyihii hore ee Dakedda Muqdisho iyo Maareeyaha Cusub. Maareeyaha cusub…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C/laahi…
Heshiiskii hore ee Shirkadda ay Soomaaliya la gashay waxay ahayd inay 3 xirmooyin oo badda ah inay 3-D saysmik ah ka sameeyso, ku xijiso ceelal…

