Madaxweynaha Soomaaliya ayaa toddobaadkii seddexaad jooga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, xilli uu socdo diyaar-garowga dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdixakiim Maxamed Yuusuf inuu noqdo agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay caqabadaha uu wajahayo wejiga labaad ee howlgallada dowladda Soomaaliya ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
Dowladda Soomaaliyaa ayaa sheegtay in ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa saaxiibada caalamka ay dileen in ka badan 20 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib howlgal…
Soomaaliya ayaa la filayaa in dabayaaqada sannadkan ku biirto ururka Bulshada Bariga Afrik ee loo yaqaan EAC. Sii akhri
Horyaalka Sacuudi Carabiya waxaa ku qulqulaya ciyaartooyda ugu wanaagsan kubbadda cagta, waxaana laacibkii ugu dambeeyay ee ku biira horyaalkaas uu ahaa weeraryahanka waddanka Brazil iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku dhowaaqay shan qodob oo waaweyn oo dowladdiisu damacsan tahay in ay ku fuliso shanta bilood ee sannadkan…
Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa sheegay in duqayn is-difaacid wadajir ah ay la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabaab 15-kii bishan August, ayna ku dileen shan ka…
Magaalada Laascaanood waxaa maanta lagu aasay abwaan Jaamac Kediya oo shalay lagu dilay magaalada Laascaanood. Abwaanka ayaa caan ka ah bulshada Soomaalida dhexdeeda. Sii akhri
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayuu faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda…









