Muqdisho (SONNA): Agaasimaha giud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta si rasmi ah u furay tababar sare oo 10 maalmood…
Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa maanta tababar gaar ah usoo xiray dufcaddii ugu horreysay ee Layli Saraakiil…
Belgrade (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade, halkaas oo…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada ee Golaha…
Muqdisho – Xoghayaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Sareeye Guuto Maxamed Goodax Barre, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Ciidanka…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay muhiimadda cunaqabateyntii hubka…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha qeybta 1-aad Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Dhexe Saahid Jaamac Faarax ( Jareere) oo uu weheliyo Dhanme Abshir Guutaale oo ka mid ah saraakiisba Ciidamada…
Muqdisho,(SONNA):- Shir looga hadlayay xaaladda amni ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay magaalada Baladweyne ayaa laga soo saaray amaro ka dhan ah dadka hubka sharci…
Muqdisho(SONNA);-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta iska diiwaan-geliyey magaalada Dhuusaamreeb, si uu u qaato Kaarka Aqoonsiga Qaranka, isagoo ugu…
Muqdisho,(SONNNA):- Ex Dable Nisa Maxamed Buulle Muumin ayaa, lagu soo eedeeyay dilka Alifle Maxamed Kaariye Maxamed (Sharafoow) iyo dhaawaca dhibanayaal Dable Nisa Maxamed Cabdulaahi Maxamed…

